Maxaa ka socda degaanka Bohol oo farsiisin u ah Shiikh Shaakir & ciidamadiisa?

Wafdi iskugu jira Saraakiil ka tirsan xoogga dalka iyo ganacsato ka ambabaxay magaalada Dhuusamareeb ayaa ku sugan degaanka Bohol oo fariisin u ah Shiikh Shaakir iyo ciidamadii ahlu sunna ee dhowaan ka dagaalamay degmada Guriceel. Wafdiga waxaa horkacaya Gen. laba Afle oo ah sarkaal ka tirsan ciidanka Xoogga dalka oo dhawaan gaaray Dhuusamareeb, waxaana lagu … Continue reading Maxaa ka socda degaanka Bohol oo farsiisin u ah Shiikh Shaakir & ciidamadiisa?